Gus
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Gus (ingiriis; penis) waa xubinta taranka ee ragga. Gusku waa awoodda ragga oo ogaleeyso in dumarka ay Ku shubaan manida, iyo gaargaarka kaadi.


Qaybo
- Madaxa guska waa qaybka guska dusha oo la dhigmaan ah kintirka dumarka muddada embriyaha ama uur jiif
- Maqaarka buuryada waa meesha gudniin lagu sameeyo wiilasha Yahud iyo Muslim.
- Guska usheeda dhexe waa qoorta guska.
- Waxa ugu hooseeya shuunka.
- Shuunka waxaa ka hooseeya xiniinyaha.
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads