Xanuunka shaqsiga ee shakiga

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Xanuunka shaqsiyeedka shakiga (Af Ingiriis : paranoid personality disorder; paranoia character disorder; Af Carabi : ar) waa cillad shaqsiyeed oo Cluster A ah. Xanuunka shaqsiyeedka shakiga waa mid kalsoonida wiiqa iyo mid aamminaanta dadka tirtirta. Xanuunka Shakiga waxaa ka ifbaxa dadka iney yihiin dhamaantood ama badankood xadgubayaal. Dadka qabayaasha ku ah cilladan waa ka xasaasi badan yihiin dadka caadiga ah, si khaasatan dhanka waxyaabaha halista ah.[1]


Remove ads

La Xidhiidha

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads