Hodan

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Hodan District (Soomaali: Degmada Hodan) waa Degmo ku taal Koonfur Bari ee gobolka Banaadir. Waa Degmo ku taal waqooyi galbeed ee magaalada Muqdisho. Degmadaan iyo sidoo kale Degmada Deyniile oo xuduud la leh ayaa ah deegaan ka tirsan deegaanka dhaqanka ee beesha Murursade.

Quick facts Wadanka, Gobolka ...
Remove ads

Taariikhda

14-kii October 2017, ayaa waxaa Degmada Hodan ka dhacay laba qarax oo nooca xamuulka qaada ah, kuwaasi oo ay ku dhinteen ugu yaraan 587 qof guud ahaan, laguna burburiyay Hotel

Tixraac

Degmooyinka Soomaaliya

Khariidadda maamulka degmada Hodan


Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads