Hugh Hefner
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Hugh Marston Hefner, ( wuxu dhashay April 9, 1926, Jikaago - 27 september 2017). Waa nin ganacsade mareykan ah. Sanadkii 1953 ayaa waxa uu aasaasay Wergeyka Playboy ilaa hadana waa Ninka iska leh. Ninkan oo laba jeer guursaday ayaa waxa uu dhalay Afar ciyaal ah.
Maqaalkan Waa Agoon!
- Bogan wuxuu leeyahay ugu yaraan mid ka mid ah dhaliilahan:
- Qaabka qoraalka maqaalkan ma ahan mid habaysan oo waafaqsan habka wax qorista ee Soomaali Wikipedia.
- Qoraalka bogani ma lahan caddaymo iyo tixraac lagu kalsoonaan karo.
- Qoraalka waa mid kooban (yar); ama warbixin la fahmi karo ma lahan.
- Micnaha guud ee warbixinta bogan waxay u janjeedhaa hal dhinac; qoraalku waa fikrada iyo aragtida hal qof.
- Qoraalka bogan waxaa ku jira Af-Qalaad.
- Hadii aad aqoon u leedahay fadlan Waxka bedal. Xasuuso qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.

Hefner Hooyadiis asal ahaan swizerland ayay u dhalatay, Aabihiisna jarmal iyo ingiriis ayaa iska dhalay. Hefner qoyskiisa wuxu ku sheegay inay ahaayeen " Muhaafad, Reer galbeed iyo Methodist." 1944-1946 intii u dhaxaysay wargeys Meraykan ah oo askari leedahay ayuu ka ahaa qoraa, kadibna wuxu tagay dugsiga hoose ee Sayre kadibna wuxu uga sii gudbay dugsiga sare ee Steinmetz. Markii uu qalin jabiyay ayaa uu Jaamacada Northwestern cilmiga Sosyoloji ka bartay isaga oo halkaas ku diyaarinayay mastertiisii laakiinse uu dhaafi kari waayay oo uu ku dhacay.
- Playboy
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads
