Ibrahim Affelay

From Wikipedia, the free encyclopedia

Ibrahim Affelay
Remove ads

Ibrahim Affelay waa ciyaaryahan udhashay wadanka Holland kana soo jeeda Marooko. Waxuu u dheelaa qaranka dutch iyo kooxda FC Barcelona, sanadii 2007 Afellay waxaa loo abaal marin ahaan loo siiyay cayaarahanka sanadka dhanka dhalinyarada, Afellay waxuu kamid ahaa cayaartoydii dutch uga qaybgashay Koobkii Adduunka 2010 ee wadanka Koonfur Afrika

Thumb
Ibrahim Afellay
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads