Ilik

From Wikipedia, the free encyclopedia

Ilik
Remove ads

Ilik ama ilko ayaga oo badan, waxee ku yaalaan afka. Ilkaha lagama sameynin laf. waa sida cinjida oo kale.luqadaha laatiinka waxa looyaqaanaa marka ay ilku badanyihiin (dentes) shaqada ugu muhimsan ee ilkuhu qabtaan waa in ay cuntada burburiyaan waxa kale oo ilkuhu ay ka qaybqaataan sixida hadalka oo xarfaha qaar kamida ayaa waxay ka soo baxaan ilkaha sidoo kale ilkuhu marka loo eego xayawaanka waa u hub ay xayawaanku ku dagaalmaan

Thumb
ilko
Thumb
ilig


Remove ads

Qaybaha ilkaha

ilkuhu waxay u qaybsamaan qaybo. kal ah, sidan soo socota

  • ilkaha waxaxgooya waa foolasha kuwa kuxiga (Incisors)
  • dhoolaha
  • ilkaha qosolka ama dhoola cadaynta waa (foolasha0 hore
  • ilkaha wax jajabiya waa (gawsaha)


Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads