Luqada Hindo Yurub

From Wikipedia, the free encyclopedia

Luqada Hindo Yurub
Remove ads

Luqada Hindo Yurub waxaa laisku dhahaa 150 luqadood oo 3 biliyan oo qof ku hadasho. Luqada Hindo-Yurub waxaa ka mid ah badanaa Luqadaha looga hadlo qaarada Yurub iyo luqado badan oo ka mid ah koonfurta iyo galbeedka Aasiya. Magaca Hindo-Yurub waxoo ka imaaday labada luqad oo ugu weyn oo ah Hindi iyo Ingiriis.

Thumb
Luqada Hindo Yurub
Thumb
Luqada Hindo Yurub

waddanmah Hindo-yurub

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads