Iskudhufasho

From Wikipedia, the free encyclopedia

Iskudhufasho
Remove ads

Iskudhufasho (ingiriis: multiply) astaanta calaamada u ah (x) waa hab la iskugu dhufto lambarada tirada xisaabta. Iskudhufashadu waxay ka mid tahay afarta hab ee aasaaska xisaabta. Si ka duwan iskugeynta, kalagoynta iyo iskuqaybinta ayaa Iskudhufashadu waa isku-jeer laabka lambarada la isku dhufanayo. Tusaale ahaan, 2 lagu dhuftey (x) 3 wadarta iyo jawaabtu waa labo jeer laabka lambarka 3 oo ah (3 + 3 = 6). Sidoo kale, lambarka 6 haddii lagu dhufto 8 wadarta iyo jawaabtu waa lix-jeer laabka lambarka 8 taasi oo u dhiganta 8 + 8 + 8 + 8 + 8 + 8 = 48.

Thumb
Xisaabin

Labo tiro marka la isku dhufto wixii ka soo baxa waxaa loo yaqaanaa Wadar.

Tusaale ahaa:

3 x 5 = 15
Remove ads

Hordhac

File:Ku dhufasho.svg
Bedka maro 4.5m × 2.5m = 11.25m2; 4½ × 2½ = 11¼

Ku dhufasho (calaamad "×") xisaab ahaan waa taranka tiro ee tiro kale.



Remove ads

Sharciga Iskudhufashada

lambarka eber (0) tiro kasta oo lagu dhufto wadarta iyo jawaabta soo baxaysaa waa eber (0). Sidaas darteed sharciga iskudhufashada lambarka eber waa jawaab ah eber. Dhinaca kale, lambarka kow (1) tiro kasta oo lagu dhufto wax isbedel ah kuma imanayo, sidaas darteed lambar kow waa ismabedelaha iskudhufasho.

Jadwalka Aasaaska Iskudhufashada

More information Tirada La iskudhufanayo ...

Tixraac

Maqaalkan guud waa la bilaabay.
Wax ma ka taqaan Iskudhufasho sida taariikhdeeda ama xidhiidhka ay la leedahay mawduucyo kale?
Waxaa laga yaabaa inaad ku aragto macluumaadka Wikibidhiya Ingiriiska ama luqado kale oo ay tahay in la tarjumo?
Markaa waxaad ku caawin kartaa Wikibidhiya leh wax ka bedel oo ku dar xog.
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads