Af-Jafaaniis
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Af-Jafaaniis (jv: Basa Jawa, ꦧꦱꦗꦮ, باسا جاوا) waa afka hooyo ee dadka Jawa ee ka soo jeeda jasiiradda Jawa.
Dadkii ugu waynaa ee ku hadlaayey gobolada Yogyakarta, Jawa Dhexe iyo Bariga Jawa.
Luqadda Jafaaniis waxa kale oo loo aqoonsaday mid ka mid ah luqadaha laga tirada badan yahay ee dalalka caalamka qaarkood, gaar ahaan Surinaam, Holland, Cusub Kaledoniya, Hong Kong, Australia, Kariibiya, Sri Lanka, iyo wadamada dariska ah ee Koonfur Bari Aashiya.
Remove ads
82 milyan (2007)[1]
- Austronesiyaan
- Malayo-Bolinesiyaan
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads