Kalabaydh

From Wikipedia, the free encyclopedia

Kalabaydh
Remove ads

Kalabaydh (Af Ingiriis : Kalabayd) waa magaalo ku taala bartamaha waqooyi galbeed ee gobolka Sool, Waqooyibari, Soomaaliya. Magaalada Kalabayr waxaa ku dhaqan dad gaaraya ilaa 4,100 . [2]

Quick facts Kalabaydh كلبيده, Wadanka ...
Remove ads

Dulmar

Maamulka deegaanka ayaa waxaa ku muransanaa Somaliland iyo Puntland . Hadda maamulka SSC-Khaatumo ayaa gacanta ku haya deegaanka Kalabaydh, waxaana dhawaan 16- kii December 2023 booqasho ku tagay wefti uu hoggaaminayo Madaxweyne Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali .

Waxbarashada

Kalabaydh waxay leedahay dhowr machadyo tacliineed. Sida ay sheegtay wasaaradda waxbarashada Puntland, waxaa degmada Kalabaydh ku yaalla siddeed dugsi hoose dhexe. Kuwaas waxaa ka mid ah Kalabayr Primary, Saaxdheer, Xidh-Xidh, iyo Qorilay. Dugsiyada sare ee deegaanka waxa ka mid ah Dugsiga Sare ee Kalabaydh

Tirakoobka dadweynaha

Magaalada waxaa dega beesha Dhulbahante, oo ay ku abtirsadaan beesha Bahararsame ee Faarax Garaad

Sidoo kale fiiri

Tixraac

"CARE INTERNATIONAL - SOOMAALIYA WARBIXINTA UGU DAMBAYSA EE SHARVEY SMART".

"Weftiga Maamulka Sare Ee Maamulka SSC-Khaatumo Ayaa Caawo Soo Gaadhey Degmada Kalabaydh Ee G/Soo"

"Full Video:Beesha BAHRARSAME oo ku dhawaaqday Inay Qaateen Nabad Buuxda deegaanka KALABAYDH"

"Shirkii beesha Maxamuud Cali ee Baharsame oo Kalabaydh ka dhacay"


Xiriirinta dibadda

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads