Kalmac

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Kalmac.... waxay u dhowdahay magalada Ceelafweyn waxayna ka xigtaa dhinaca bari waxayna u jirtaa 30km waa degmo aad uqurux badan kuna haboon dalxiiska waxa ay caan ku tahay dhirta oo ay dadka degan ku beeren qaybaha degmada waa dhul daqsimed leh ceel biyood ku haboon beer iyo xooloba Degmada waxa dega beesha Reer Cabdi ee Muusa Tuurwaa oo oo ka tirsan [[habaryoonis Bari)

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads