Rasaas
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Lead (ingiriis: Lead) astaanta (Pb) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay sideetan-iyo-labo (82). Curiyaha Lead waa bir daciif ah ka tirsan guruubka 14aad iyo heerka 6aad ee Diwaanka Curiye iyo guruubka p-block.
Lead

Curiyahan Lead waxay ka tirsan tahay guruubka kaarboonta, waana bir daciif ah oo leh midab ciraad-cadaan xiga taas oo si dhakhso badan ula falgalsha dhamaan curiyayaasha hawada ah.
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads