abuu cabaas cabdulaahi ma'muun bin haaruun rashiid (afka carabiga; أبو العباس عبد الله بن هارون الرشيد) waa kan todobaad ee khulafada cabaasiyiinta, wuxuu taliyay laga bilaabo 813 ilaa uu ka dhintay 833, waqtigiisa waxaa hormaray aqoonta iyo afkaarta maadaama uu qeyb ka geesan jiray[1],
Quick facts Al-Ma'mun المأمون, Khaliifka todobaad eedawladii cabaasiyiinta ...
Al-Ma'mun المأمون |
|---|
|
 Diinaar dahab ah ee al-Ma'mun, masar ayaa laga soo saaray 830/1 |
|
| Xilka | 27 September 813 – 7 August 833 |
|---|
| Ka horeeyay | Al-Amiin |
|---|
| Ku xigay | Muctasim bilaah |
|---|
|
| Dhashay | (786-09-14)Sebteembar 14, 786 Baqdaad, khilaafda cabaasiyiinta |
|---|
| Dhintey | Agoosto 7, 833(833-08-07) (da'da 46jir) dursuus, khilaafada cabaasiyiinta, hada Mersin Province, Turkey |
|---|
| Ku aasan | Masaajidka weyn ee dursuus |
|---|
| Xaasaska |
- Umu ciisa bint Muusa al-Hadi
- Buuran bint xasan bin Sahal
- cariib bint Jacfar bin Yaxya
|
|---|
| Issue |
- Maxammad
- cubeydilaah
- cabaas ibn al-Ma'mun
- Umu Fadli
- Umu xabib
|
|---|
|
| Abuu cabaas cabdulaahi al-Ma'muun bin Haruun |
|
| Dawlada | Dawladii Cabaasiyiinta |
|---|
| Aabo | Haaruun Alrashiid |
|---|
| Hooyo | Marajil Umm Abdallah |
|---|
| Diinta | Muctazili |
|---|
Close