Maktabad

From Wikipedia, the free encyclopedia

Maktabad
Remove ads

Maktabad waa meel Buug laga soo gato ama laga deensado. Maktabada sideedaba waa meel degen, oo dadka aamusan, oo wax lagu akhrista. Maktabada waxaa laga soo gattaa ama laga deensadaa, Buugaagta taariikhiga ah ama kuwa sheekada ah, waxaana laga soo deensa karaa, filmaha CD'yasha, kuwii hore, ama heesaha. maktabada waxaa kale oo lagu isticmaali karaa, Kombuyuutarada, oo lagu cayaari karo ama internetka lagu gali karo.

Thumb
Maktabad
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads