Matabaan
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Matabaan waa Dagmo ku taala dhank waqooyi ee gobolka Hiiraan, una jirta 75 kiilo mitir magalada Baldweyne ee Caasimada gobolka Hiiraan.

Warbixinta degmada mataban oo koban:
Wadanka: Soomaaliya
Mamulka: Hirshabeelle
Gobolka: Hiiraan
Beesha Dagta: Habar-eji
Tirada dadka magalada: 155,000
Taariikhda tira koobkan: 2022
Ganacsiga: xoolaha iyo qudaarta
Degmada Matabaan waxay ka mid tahay degmooyinka gobolka Hiiraan
Baaxadda Magaalada: Dagmada matabaan Baaxadeedu waxa ay ku fadhisaa 5𝑘𝑚2, Dismaha magaalada ayaa u qaybsan jihooyinka waqoyin,kofur,bari iyo galbeed.
Remove ads
Cimilada
Cimilada magaladu wa mid qaboow xiliga subixi iyo habeenki. Waqtiyada duhirki , gar ahan xilayada abarata ah magaladu wa kulushahay, oo heer kulku waxa uu gaara ilaa 30 °C (91 °F), lakiin habenki cimiladu wa qabowda.
Magaladu roob fiican ayeey heshaa xiliyada Guga iyo Deyrta.

Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads