Milyan

From Wikipedia, the free encyclopedia

Milyan
Remove ads

Malyan (1,000,000) waa tiro Tiro tirsiimo wuxuuna u dhigmaa kun kun (6 eber) wuxuuna ku xigaa 999,999 waxaana ku xiga 1,000,001

Tirada 1000,000
Malyan
Isirayn
Labaale 11110100001001000000
Sideedle 3641100
Laba iyo tobanaale 6B4
Lix iyo tobanle F4240
Thumb
Muuqaalaynta Awoodaha toban 1 ilaa 1 milyan

Malyan wuxay ka dhigantahay Habdhis tiro ee kala duwan:

  • Labaale: 11110100001001000000
  • Sideedle: 3641100
  • Tobanaale: 1000000
  • Habka tirada lix iyo tobanaale: F4240

Qormo sayniska ahaan Sidaan baa loo qoraa: 1×106 أو 106 Kaliya. waxaana loo qaadan karaa ee Horgale Fiisikis adeegsiga Halbeeg Mega. matalan: 1 MegaWaat = Malyan Waat.

Qofka waxaa lagu magacaabaa Malyuuneer hadii ay hantidiisa ay ka sara marto malyan ahna mid ka mid ah lacagta.

Soomaalida waxay adeegsan jireen oraahda ah Kun kun taasoo ka dhigan Malyan laakiin hadda waxay adeegsadaan oraahda ah Malyan waana kalimad sahlan.

Remove ads

Sidoo kale eeg


Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads