Codlalis (Mobile)
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Codlalis debecsan ama Mobile (Af Ingiriis : Mobile Af Carabi : ar) waa aalad wada xiriirin waa taleefan fiilo la'aan ah oo jeebka lagu qaadan karo, waxuu ku shaqeeyaa ateeno xiriir baahiye ah oo meel ka taagan markii uu galo xad cayimanoo uu kula shaqayn karo. 1973 Dr. Martin Cooper ayaa ahaa qofkii ugu horreeyay ee muujiya taleefanka gacanta ee gacanta lagu hayo.[1]

ka dibna waxaa isku xiraya xiriirka ateeno ama mid dayax gacmeed, Mobilka waxaa laga diri kara SMS ama wicitaan (call) dhow iyo mid fog, socodka samaanka ayaa mobilka ka dhigay mid aan kaliya loo adeegsan wicitaan, mobilku wuxuu noqday kumbuyuutar gacmeed (gacanta le'eg), wuxuu leeyahay kaladar, gambaleel, xasuus qor, shabakad internet, E-mail dirid iyo helid, sawiro, maqal iyo muuqaal iyo GPS'ka. shirkadaha ayaa ku tartama suuqa taleefan gacmeedka ilaa laga gaaray meelo sare, xaga qaabka iyo midabka qaab adeegsiga iyo adeegyada ku jira. wuxuu gaaray meelo aad u fog oo aduunyada ka mida waxaana sii yaraanay taleefanada fiilada leh ee land-line-ka.
Remove ads
Taariikhda mobileka
Shaqadiisa aasaasiga ah
Dhibkiisa iyo dheeftiisa
Dheeftiisa
Xiriirka joogtada ah
Ineternetka
dhibkiisa
Halistiisa caafimaad
Talo ku aadan ka fogaanshaha dhibta mobileka
Ma laga maarmaan baa in la damiyo mobileka xiliga duulitaanka?
Liiska dowladaha hadba tirada mobileka
Sidoo kale eeg
Tixraac
Xiriiriye banaanka ah
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads