Mongolia

From Wikipedia, the free encyclopedia

Mongoliamap
Remove ads

Mongoliya (Afka Mangoliyaan: Монгол Улс/Mongol Uls) waa dawlad kutaala bariga badhtamaha aasiya waxa ay u dhaxaysaa wadamada Ruush iyo Shiinaha waxaana u caasimada magaalada Ulan Bator waxa ay kujirataa meel xidhan mana laha wax dakada amaba meelna bad ugama dhawa.mangoliya waxa gumaysanaysay waedanka shiinaha intii u dhaxaysay 1691 ilaa 1911 kadib waxa gacanta kudhigay wadankii Midowga Sofiyet 1919 ilaa 1929 kadib waxa ay madaxbanaani qaadatay sanadii 1929 laakiin waxa ay kuxidhnayd midawgii saofiyet ilaa intii uu kadhacay 1990.mangoliya waxa lagaga hadlaa luqada rasmiga ha ee wadanka oo looyaqaano Lahalah luqada ugu isticmaalka badani waa luqada ruushka.

Bogga "Mongoliya" halkan ayaa laga soo toosiyay."

Quick Facts Mongolia jamhuuriyada Mongolia, Ka xoroobey ...


Remove ads

Dhulka iyo dadka

masaafada wadanka mangooliya waxa aygaadhaysaa 1,565,000 kiiloo mitir oo isskuwareeg ah waana wadan aad uwayn. laakiin dadka kunool mangooliya marka looeegoo wadankooda oo aad iyo aad uwayn iyagu waxa ay gaadhayaan sadax milyan oo qof waana dad aad uyar.

Thumb
Quick Facts
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads