Muscab bin zubeyr
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Muscab bin Zubeyr bin Cawaam (Af-carabi; مصعب بن الزبير ابن العوام) Wuxuu ahaa gudoomiyaha Ciraaq xiligii khilaafada walaalkiis Cabdullaahi bin Zubeyr. Wuxuuna hogaamiyay ololihii lagu soo afjaray kacdoonkii Mukhtaar Al-thaqafi, Muscab waxaa lagu dilay dagaal uu la galay ciidanka umawiyiinta uu Cabdimalik hogaaminaayay72H/691.
Remove ads
Taariikhdiisa
Muscab waxaa dhalay Zubeyr bin Cawaam oo ka mid ahaa saxaabada Nabiga scw gaar ahaan Tobanka janada loogu bishaareeyey. Sanadkii 26H ayuu ku dhashay magaalada Makka, hooyadii waa Rabaab binti Aniif oo ah gabar uu dhalay caaqil ka tirsan qabiilka banuu kuleyb.
Shaqsiyadiisa
Xigasho
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads