Nektar
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Nektar waa biyo sonkor leh oo ubaxa ka dhashto. biyahaan macaan waxee soo jitaan shiniyaasha, quraanshada ama shimbiraha iyo kibiliga, si ee ugu dhawaadaan ama ku faafaafiyaan ubaxyaasha kale. Nekter waxoo leeyahay Sonkor aad u badan iyo waxyaabo carfaayo.
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads