Norway ama Boqortooyada Norway waa wadan ku yaalo qaarada Yurub. Wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada Sweden, Finland iyo Ruushka. wadanka Norway waa wadan aad u dheer, meesha ugu danbeeso waxee u dhowdahay meesha aduunka ku dhamaado, meelo waxaa jirto oo qoraxda ka dhicin. Norway waa wadan aad u duqsan oo jiri jiray 8000 oo sano ka hor. Dad waxaa degenaan jiray oo barafka ku safri jiray, gaar ahaan kuwa norweejka Fikinka ah, waa dad markasto raadin jiray dhul cusub.
Quick Facts Luqadaha rasmiga ah, Dadka ...
Boqortooyada Norway Kingdom of Norway- Kongeriket Norge (Af-Nawrijii Bokmål)
- Kongeriket Noreg (Af-Nawriijiga Nynorsk)
- Norgga gonagasriika (Af-Sami Waqooyi)
|
|
Hal ku dheg: - Boqortooyo: "Alt for Norge"
- "Wax kasta waxaa leh Norway"
- 1814 Dhaarta Eidsvoll: "Enig og tro til Dovre faller"
- "Midnimo iyo daacad"
|
Heesta qaranka: - Ja, vi elsker dette landet (de facto)
- Haa, waan jecelnahay dalkaan
Heesta calan: Boqotooyo Heesta boqotooyada
|

|
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaran | Oslo 59°54.78′N 10°44.41′E |
Luqadaha rasmiga ah |
Norwegian (Bokmål / Nynorsk) Northern Sami |
Luqadaha laga aqoonsanyahay aduunka |
|
Qaybaha qoomiyedaha |
islam
- 84% Norwegians[1]
- 13% Sami[2]
- Kaynta Finnishka
- Kvens
- Romani
- Yuhuuda
- 12% kale
|
Dadka |
Norsk, Nordmann |
Xukunka |
Dal mida Baarlamaani |
- |
Boqortooyo |
Harald V |
- |
Ra'iisul wasaare |
Jonas Gahr Støre (Ap) (2021–) |
- |
Gugoomiyaha Baarlamaanka Storting |
Masud Gharahkhani (Ap) (2021–) |
- |
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare |
Toril Marie Øie (2016–) |
Sharci dejinta |
Baarlamanka Norway Storting |
Taariikhda Norway |
---|
- |
Midowgii Norway |
872 |
- |
Dastuurka Norway |
17 May 1814 |
- |
Xiriirkii Noway iyo Iswidhan ee midowgii Sweden iyo Nowray |
1 June 0000 |
- |
Dib uga xurayntii Jarmalka |
8 May 1945 |
Baaxad |
- |
Guud ahaan |
385,207[3] km2 (67tha) 148,729 sq mi |
- |
Biyo (%) |
5.7b |
Tirada dadka |
- |
2025 qiyaasta |
5,594,340[4] (120) |
- |
2013 Tirakoob |
5,136,700[5] |
- |
Mugga Dadka |
14.5/km2 (213th) 37.6/sq mi |
Wax soo saar (PPP) |
2019 qiyaastii |
- |
Guud ahaan |
$377.1 billion[6] (46th) |
- |
Qof qof |
$70,665 (4th) |
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) |
2017 estimate |
- |
Guud ahaan |
$401.959 billion (22nd) |
- |
Calaa qof |
$73,450 (3rd) |
Qaybsiga (2015) | 27.5[7] (low / 1st) |
Kobaca (2022) | 0.966[8] (very high / 2nd) |
Lacagta |
Norwegian krone (NOK ) |
Waqtiga |
CET (UTC+1) |
- |
Xagaa (DST) |
CEST (UTC+2) |
Taariikhda |
dd.mm.yyyy |
Wadista Baabuurta |
midig |
Thiinada telka |
+47 |
Furaha Internetka |
.noc |
Close
Kuwani waa gobollada Norway 2020:[9]
County (fylke) 2020