Qansax dheere

Besha Gelidle Mirifle From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Qansax dheere waa Degmo wayn oo ka tirsan Gobolka Bay ee Dalka Soomaaliya. Waxay Degmada Baydhabo u jirtaa 90 KM waxayna kaga beegan tahay Baydhabo koonfur galbeed. Qansax dhere waxey ledahay Godoomiye bulashadu ay jeceshahay magaciisu Waa Abdirizaq Abdi Ibraahim sanka degmada wuxuu u horsedey natiijoyin wanagsan iyo wax qabad aan la haqab tiri karin sida dhismaha isbitaalka weyn ee Qansahdhere district hospital iyo goobaha waxbarashada sid Qansahdhere Secondary school kuwaaso aan hortisa jirin

Remove ads

Taariikh

==Juquraafi==Degmada Qansaxdheere Jugraafi ahaan waxey ku taala dhul istaraatiji ah oo dalaq beeraha ku fcn

Beelaha ku badan

Degmada Qansaxdheere waxaa dega Beesha Geelidle, Luwaay, oo dhammaantood ka tirsan qowmiyadda Digil & Mirifle ee Raxanweyn oo sida wayn loo yaqaano Konfurta Somalia.

Dhaqaalaha

Dhaqaalaha degmada wuxuu ku tiirsan yahay Beeraha, Xoolaha iyo Ganacsiga, Degmadu waxaa hoos yimaada Tuulooyin fara badan waxaana kamid ah: Ismacil Abeey, Busley, Horgooyty, May waydiyaasy, Buulo-Jadiid, Buulo-Gomor, Harery-jiroon, Buulo-jadiid, Tiirka Bandhato, Bunbeegaay, Elgeedow, Kulung-Jareer, Welmalaas, Caray Moorobusley, Buulomundul, Maayaw, Eeding-qabow, Lowa Forar, Esow, Hasan Mumin, Sarty Hogoyti Alio Mad Arale, Jafey Jiray  Buulo Haji HabaalBarbaare, korinbood, Balad Amiin Raamacadey, jimeecady, bunbeegay Aroos-makaay, Arooswiiny,Aawjiky, buulo sokor, oogiyaagy, gaduudydhunty, buul fur, ufuroow duurey Eemid <mad>








Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads