Qooqnimo
dareen yimaada xilliyada galmada From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Qooqnimo ama Kacsi (ingiriis: libido ama sexual arousal) waa dareen naasley helaan waqtiga ey rabaan galmo. Ragga, galmo diyaar markay u yihiin, guskooda ba kor u kaca. Dumarka, galmo diyaar markay u yihiin, siilkooda baa dareere ka yimaada.
Fiiri
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads