Quus

From Wikipedia, the free encyclopedia

Quusmap
Remove ads

Quus (Luuqada Carabiga:قوص) waa magaalo oo ku taal Gobolka Qena ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, waxayna ku taallaa webiga Niil, Koonfurta Caasimadda Dalka ee Qaahira, waxayn Caasimadda u jirtaa 645 km.[1]

Quick Facts Qus قوص, Luuqada(ha) Looga hadlo ...
Remove ads

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads