Ra'iisul wasaare

jago dawladeed From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Ra'iisul Wasaare (Af Ingiriis : Prime Minister; Af Carabi : ar) waa madaxa xukuumadeed ee wadan, dowlad ama dal. Sida caadiga ah, ra'iisul wasaaruhu waxa uu madax u yahay wasiirada oo dhan. Waxaa mararka qaar lagu magacaaba waasiirka kowaad ee dowlad leedahay. Si kastaba ha ahaatee, ra'iisul wasaaruhu waxaa inta ugu badan soo magacaaba Madaxweynaha ama Boqorka wadankaasi. Sidoo kale wadamo badan oo caalamka ah "ra'iisul wasaaraha" waxaa si toos ah u doorta shacabka iyo bulshada wadankaasi.

Remove ads

Asalka Ereyga

Ereyga "ra'iisul wasaare" ma ahan Af Soomaali, laakiin waa kelmad aan ka soo amaahanay luuqada Af Carabiga. Ereyga "رئيس الوزراء" micnaheedu waa madaxa wasiirada ama "hogaanka wasiirada".

La Xidhiidha

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads