Reer Aw Xassan
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Reer Aw Xasan, Beesha Reer Aw Xasan waa qabiil Soomaaliyeed oo leh taariikh qani ah.
Taariikh ahaan, waxay door muhiim ah ka ciyaareen hoggaanka diinta iyo cilmiga, iyaga oo inta badan noqday culumo, macallimiin, iyo hoggaan bulsho, Sidoo kale, waxay saamayn muuqata ku leeyihiin siyaasadda Soomaaliya.
Jilib hoosaadyada Beesha Reer Aw Xasan :
Reer Aw Xasan waxay u kala baxaan dhowr jilib-hoosaad oo kala duwan, kuwaas oo ah qaybaha ugu muhiimsan ee beesha. Jilib-hoosaadyadani waxay yihiin :
1. Reer Aw Saacid :
- Maxamed Aw Saacid
- Faarax Aw Saacid :
1.Reer Aw Kheyre
2. Reer Aw Xuuriye
3. Hilowle
2. Reer Aw Nuur :
- Axmed Aw Nuur
- Cumar Faarax :
1. Reer Aw Mahdi
2. Reer Aw Cilmi
3. Reer Aw Udgoon
Jilib-hoosaadyadan ayaa ka tarjuma heerarka kala duwan ee bulshada iyo taariikhda beesha Reer Aw Xasan, iyadoo mid kastaaba leeyahay kaalmadiisa iyo doorkiisa.
Deegaanada Beesha Reer Aw Xasan :
Reer Aw Xasan badidoodu waxay deggan yihiin gobollada koonfureed ee Soomaaliya, gaar ahaan gobollada Shabeellaha Hoose iyo Hiiraan, iyo sidoo kale gobolka Soomaalida ee Itoobiya iyo waqooyi bari Kenya. Qaar ka mid ah waxay uguureen gobolka Banaadir.
Meelaha ay beesha degan tahay waxaa ka mid ah:
1. Khalaaliyo
2. Qoryooley
3. Feer Feer
4. Beledweyne
5. Towfiiq ( sheruu)
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads