Cabirka Rikter |
Qeexid |
Saameenta dhulgariirka |
Soo laalaabashada |
Udhiganta TNT |
Ka yar 2.0 |
Jilicsan |
Dhulgariir yer oo aan la dareemin. |
Qiyaastii 8000 Maalintiiba |
< 1 Tan (1000kg) |
2.0–2.9 |
Aad uyara jilicsan |
Dadku madareemayaan, Laakiin cabirka ayaa sheegaya |
Qiyaastii 1000 Maalintiiba |
Inta udhaxaysa 1 e 31,6 Tan |
3.0–3.9 |
Dadku waydareemayaan, Wayna yartahay in uu dhib gaystaa |
49000 Sanadkiiba |
Inta udhaxaysa 31,6 ilaa 1000 Tan |
4.0–4.9 |
Qafiif |
Dadku waydareemayaan laakiin Gariirka iyo waxyaabaha lulmaya wax dhib ahna makeeno. |
6200 Sanadkiiba |
Inta udhaxaysa 1000 ilaa 31.600 Tan |
5.0–5.9 |
Dhexdhexaad |
Dhib ayuu gaysan karaan. Guryaha jilicsan laakiin kuwa adag waxba kadhibi maayo. |
800 Sanadkiiba |
Inta udhaxaysa 31.600 ilaa 1 milione ee Tan |
6.0–6.9 |
Awoodleh |
Dhib wayn ayuu gaysan karaa laga bilaabo bartii uu ka biloowday ilaa 160 Km. |
120 Sanadkiiba |
Inta udhaxaysa 1 e 31,6 Malaayiin Tan |
7.0–7.9 |
Aad u awood badan |
Aad ayuu uqasaara badanyahay waxa uuna gaari karaa meela badan. |
18 Sanadkiiba |
Inta udhaxaysa 31,6 Maalaayiin iyo 1 Balaayiin ee Tan |
8.0–8.9 |
Lixaadleh |
Waxa uu gaysankaraa qasaare lixaadleh asigoo gaaraya Boqolaal Kilomiter |
1 Sanadkiiba |
Inta udhaxaysa 1 ilaa 31,6 Balaayiin ee Tan |
9.0–9.9 |
Waxa uu gaysankaraa qasaare lixaadleh asigoo gaaraya Kumayaal Kilomiter |
1 Mar 20 kii sanadood |
Inta udhaxaysa 31,6 e 1000 Balaayiin ee Tan |
10.0+ |
Halaak |
Mid lagu halaagsamo Ilaaheey Somalia haka badbaadsho. |
Ilaa iyo hadda lama sheegin meel uu ka dhacay |
> 1000 Bilyan Tan |