Rodolfo Graziani

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Rodolfo Graziani (1882-1955) waxoo ahaa sarkaal talyaani ah oo hogaamin jiray ciidamo militari oo baadigoob ka sameen jiray qaarada Afrika wixii ka horeeyay Dagaalkii Labaad ee Aduunka

Baadigoobkiisa

Ninkaan waxoo ku dhashtay Filettino (meel u dhow magaalada Frosinone) dalka Talyaaniga

Liibiya

Sanadihii 1920meeyadii waxoo graziani hogaamin jiray ciidamadiisa oo markaas ku sugnaa dalka Liibiya.

Itoobiya

Ka bilaabato 1935 ilaa 1936di xiliyadii lagu jiray Dagaalkii labaad ee Abessinia-talyaaniga waxoo Graziani ahaa kii dagaalkaas ku hogaaminaayay ciidamada talyaaniga.Ciidamadiisa waxee weerar ka soo qaadeen Dhulka Talyaaniga ee Soomaaliya xiliyadii oo talyaaniga gumeesanaayay dhulka soomaaliyeed, sidoo kale waxoo ciidamada talyaaniga ku hogaaminaayay Dagaalkii Jenale Doria iyo Dagaalkii Ogaden

Dagaalkii labaad ee aduunka

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads