Saldhig boolis

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Qaab dhismeedka Saldhig Boolis

Maamulka saldhig boolis wuxuu ka kooban yahay sidan hoose.

●Taliye

●Taliye ku xigeen

●Arasayn

●Madaxa Baadhista

●Xisaabiye/Saad haye

*Taliyuhu waa masuulka ugu sarreeya ee saldhiga ka taliya uguna derejo sarreeya.

▪Wuxuu qorsheeyaa hab u socodka hawlaha shaqada ee saldhiga.

▪Wuxuu go'aamiyaa go'aanada kama danbaysta ah ee dacwadaha .

▪Wuxuu ku hubiyaa kiisaska baadhayaasha.

▪Wuxuu saxeexa dhammaan dhukumentiyada khuseeya saldhigyada


Saldhig boolis.Maamulka saldhig boolis

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads