Saransoor
saransoor From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Saransoor waxaa ku abtirsada afar beelood oo waa weeyn sida Dagoodiye saransoor,Gaaljecel saransoor Ciise saransoor iyo Massare saransoor Waxayna ku abtirsadaan oo dhaley Gardheere Samaale oo ah mid ka mid ah beelweynta Samaaale.abtirsiguna waa sida tan. Saransoor waxaa dhalay Garjante.Garjante waxaa sii dhalay Gardheere Samaale. Marka afartaan beelood oo kala ah Dagoodiye saransoor,Gaaljecel saransoor,Ciise Saransoor.iyo Massare saransoor ayaa leysku dhahaa Saransoor waxeyna ku abtirsadaan beelweynta Samaale waxaana dhalay oo aabo u ah Gardheere Samaale.
SARANSOR
1=Dagoodiye Saransor waxuu dagan yahay kenya ilaa ethopia oo qeyba badan ka dagaa waana belaha soomalida kenya iyo ethopia kuleh matalaada Soomaaliyase kuliita.
2=Ciise saransor waa beel kamid ah belaha saransor waxay dagan Dalka jabuuti somaliya kenya itobiya waa beel lagu yaqaan dhaqanka somaliyeed waad dad culima aha ganacsato iyo dad dhaqda xoolaha iyo ahna beeraleey
wwaadad jecel nabada iyo derisnimada waa dad geesiyal ah oo iska dhiciya cidii ku soo gardarooto degano badan ayey daganyihiin dadka iyo deriskana dhulka ay degan yihiin kula nool nabad iyo wada noolaasho somali nimo
3=Masare saransor waa beel kamid ah belahan Saransor beshan waxay dagan tahay ethopia iyo kenya iyo qeybo kamid ah soomalia
4=Gaal-jecel saransoor waa besha ugu badan belaha soomalia dagan Waana Beesha 2aad ee 50% degto magaalada Beledweyne iwm waana beesha 2aad ugu tirada badan belaha soomalia beshan waxay dagan tahay soomalia iyo kenya ethopia
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads