Shaax

Cabitaan laga sameeyay geedka shaaha iyo biyo kulul From Wikipedia, the free encyclopedia

Shaax
Remove ads

Shaax ama Shaah waa cabitaan kulul, oo dadka energi siiyo shaaxa waxaa laga sameeyaa geed caleentiis, waxoona ka baxaa wadamada qaarkood, soomaaliya woo ka baxaa. shaax waxoo dhaqan ka yahay wadamada aasiya gaar ahaan wadanka hindiya, aduunka oo dhan neh waa laga isticmaalaa. soomaalida badankooda shaaxa waxee isticmaalaan galabtiga cassirka iyo subixi aroorti. Cuntada neh wee ku cunaan, sida Canjeerada ama Muufada.

Thumb
Shaax
Thumb
Wadamada beera Geedka Shaaha
Thumb
shaax,Macaduwan
Remove ads

Sidoo kale eeg

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads