Shaqo la'aan
shaqo la'aantu waxay dhaawacdaa qalbiga qofka wax soo bartey From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Shaqo la'aanta (Af Ingiriis : Unemployment; Af Carabi : لاسعانود) sidoo kale loo yaqaano ama Baagamuundo, waa helid la'aanta fursad shaqo uu heli waayo qof shaqayn kara hadana raba oo raadinaya hadana an helaynin, qeexidaas waxaa laga qaadanayaa qof walba oon shaqo haynin inuusan shaqo la'aan ahayn, Ardayda, cuuryaanka, waayeelka, Hawlgabka, iyo Hodanka ka maarmay shoqo oo dhan lama raacinayo inay shaqo la'aan ama baagamuundo yihiin,
- Boga "Baagamuundo" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Ereyga ayaa la socday soo if-bixii hurumarka warshadaha, sababtoo ah baadiyaha lagama adeegsado ereygaan Shaqo la'aanta mana sameeyo macno gaar ah. Gabadee Rahmanimco la daho waa Shaqo la'aan.
Remove ads
Heerka Shaqo la'aanta
hadii aan somaliya ka hadalno waxa la dhihi karaa waa boqolka 50% weye wana hubaal in intaa ka sii badan doonto sanadaha soo socdo hadii la helin dowlad wax ka qaban shaqo la aanta bahsan ee hatan ka tagay magaalada Muqdisho.
Jaadadka shaqo la'aanta
Shaqo la aanta waa mid sababi karta geeri
Astaamaha Shaqo la'aanta
dhibaatoyinka shaqola'aanta iyo caqabadah qoyska
Shaqo la'aanta Soomaaliya
Sidoo kale eeg
Mustaqbalka
Dhowaan dunida jannay noqon doontaa: Cunto badan oo nafaqo leh[1]
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads