Shaxda

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Degmada Shaxda waxaa markii ugu horeysay la degaameeyey sannadkii 1984, inkasta oo ay dhisantay wixii ka dambeeyey sanadkii 2004

  1. Shaxdu waa degmo ka tirsan gobolka xaysimo waxa uuna si toos ah u hoos tagaa degmada taleex ee maamul goboleedka ssc khaatumo

Shaxdu wexey ku taala dhul daaqsimeed xoolo daqeena, waxayna bartamaha uga taala dooxada caanka ah ee Isma-daho

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads