Summad (Pi)

From Wikipedia, the free encyclopedia

Summad (Pi)
Remove ads

Pi ama madoorsoome lagu xisaabo wareega goobo () Sidoo kale waa astaan loo isticmaalo badanaa Fisigis Xarafka yer ee gariiga ayaa laga soo qaatayPi.

Thumb
Waa xaraf kamid ah kuwa gariiga

Waxaana loo yaqaanaa xiriiriyaha Gooboiyo Dhexroorkeeda Dhexroor Si jajab ahna looma qori karo, ama xitaa aljebra ahaan halkii oo ah tiro togan Waxaana loo yaqaanaa Madoorsoomehii Archimedes .

Thumb
Dhaxroorka =1, wareega waxa uu noqonayaa = π.

Waxaana loo qoraa ama .

Tusaale

More information Cm, (O) Wareega ...

Hadaba mar walba oo lagu celcelyo alaaba kala duwan waxaa soo baxaysa tiradaas sidaas daraaeed waxaa lagu hehsiiyey Tiradas laga dhigo 3.14 way raaci kartaa tiro kale sida 3.140012 Laakiin waxaa lagu gaabiyey 3.14, iyadoo sidaas ah ayaa hadana tiradaas waxaa loo sii qoraa () sumadaas.

Remove ads

Joomitiriya

π Joomitiriyada iyo cabirkeeda sida loogu cabiro.

More information , ...
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads