Muuq-baahiye (farsamo)

From Wikipedia, the free encyclopedia

Muuq-baahiye (farsamo)
Remove ads

Telefishin ama muuqbaahiye (TF/TV) sida badan waxaa loo isticmaalaa gudbinta iyo helida sawirada socda iyo maqal. Telefishinka waxaa badanaa laga fiirsada dhacdhooyinka aduunka waxyaabaha cusub ne waa lagu faaniyaa.

Thumb
Telefishannada shaashadda fidsan ee lagu iibiyo dukaanka elektaroonigga ah ee macaamiisha 2008
Boga "tv" halkan aya laga soo toosiyay.


Thumb
muuq-baahiyo oo bayac ah

Dulxaadis

Muuq-baahiye (ingiriis: tv, television) ama telefishinka waa qalab koronto oo loo isticmaalo in lagu daawado warbaahinta muuqaalka, sida barnaamijyada, filimada, muuqaallada, iyo waxyaabaha kale ee la xiriira. Waxa uu badanaa shaqeeyaa iyadoo uu helo calaamadaha ka soo socda antennada, fiilooyinka, ama internet-ka, kadibna wuxuu soo bandhigayaa sawirro iyo codyo shaashadda. Muuq-baahiyaha casriga ah waxay yimaadaan noocyo iyo cabbirro kala duwan, sida LED, OLED, iyo telefishinnada casriga ah ee si toos ah uga daawan kara internet-ka.[1]


Remove ads

tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads