Thiinada taban

From Wikipedia, the free encyclopedia

Thiinada taban
Remove ads

Thinada taban ama Tirooyinka taban (ingiriis: negative numbers) waa tirada Maangal ah ka horeeya lambar eber (0) kuwaas ooy dhamaantood ka hor marto calaamada kalagoynta ama (-). Lambarada noocan ah waxaa loo isticmaalaa in lagu qeexo wax dhiman ama maqan. Tusaale ahaan marka la sheegayo heerkulka markuu ka hooseeyo eber waxaa la isticmaalaa lambarada negativeka ah sida -20 digrii salsiyas ama -68 degree faaranhayt.

Thumb
Halbeegan lagu cabiro heerkulka wuxuu tilmaamaya lambaro negative ah (−4 °F).
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads