Tirtir
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Tirtir (Af Ingiriis : delete; Af Carabi : لاسعانود) waa masaxida iyo tuurista wax aan loo baahnayn ama faa'iido badan lahayn. Tirtirista waxaa loo isticmaala siyaabo badan taasi oo ku xidhan hadba xaalada lagu jiro.
- Sidoo kale fiiri Wikipedia:Xeerka Tirtirka
Isticmaalka Wikipedia
Guud ahaan dhamaan xarumaha Wikipedia lama ogola in lagu qoro qoraal aan lahayn tixraac iyo cadayn. Maqaalada dadku ka qoraan naftooda, meherad iyo wax aan caan ahayn waxaa si dhakhso ah u tirtira maamulka Wikipedia.
Maqaalkaaga waa la tirtiri hadii:
- bilaa cadayn yahay, isla markaana ka ka hadlayo wax aan caan ahayn.
- adiga naftaada ka qorto. (Xasuusnoow meeshan ma ahan meel la isku amaano)
- si qaab daran u qoran yahay.
- dad kale wax ka sheegayo. (Xasuusnoow caaydu waa dambi if iyo aakhiroba)
- hal dhinac u janjeedho. (Waa inaad si dhexdhexaad ah u qortaa maqaalka; ha taageerin hana ka soo horjeesan, laakiin dhexdhexaad ahoow.)
Remove ads
Qoraalo Kale
Linkiyo kale
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads