Midig iyo bidix baabuur wadis

From Wikipedia, the free encyclopedia

Midig iyo bidix baabuur wadis
Remove ads

Midig iyo bidix baabuur wadis (Af Ingiriis : Right- and left-hand traffic; Af Carabi : ar) waa labo nidaam oo caalami ah oo wadanada caalamka laga isticmaalo marka laga hadlayo baabuur wadista iyo isticmaalka laamiga. sida caadiga ah dunida maanta waxaay leedahay labo nidaam oo baabuur wadista laamiga ah. Wadano badan waxay isticmaalaan nidaamka midiglaha ah halka tiro badan oo caalamka ah ay isticmaalaan nidaamka bidixlaha.[1] Sharciga noocan ah waa aasaaska xeerarka wado-marista baabuurta ee dhamaan caalamka oo dhan.[2] Tiro koob ay sameeyeen ururo caalami ah waxaa lagu ogaadey in dunida maanta in ka badan 65% bulshada caalamka ay ku dhaqan yihiin wadano laga isticmaalo nidaamka baabuur wadista ee midiglaha. Taasi macnaheedu waa in 35% ay isticmaalaan nidaamka bidixlaha ah.[3]

Thumb
Countries by handedness of traffic
  Baabuurta midiglaha ah
  Baabuurta bidixlaha ah
Thumb
Nidaamka wadomarista ee wadanada caalamka iyo halbeega cabirka xawaaraha
  Baabuurta midiglaha, kilometres
  Baabuurta midiglaha, miles
  Baabuurta midiglaha, miles iyo kilometres
  Baabuurta bidixlaha, kilometres
  Baabuurta bidixlaha, miles
Remove ads

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads