Warshada Dharka ee Balacad
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Warshadda Dharka ee Balacad waa warshad ku taalo degamada Balcad ee gobolka Shabeelada Dhexe. Warshadaan waxee soo saartaa Dharka, waxaana la sameeyay taariikhda marka ay ehayd 1966kii waxay na soo saartaa dharka noocyadiisa kala duwan, waxaana jirtay in xitaa loo iib gayn jiray dibadda, waxaa la kaalmeeyay oo kaalin ka qaatay Taliyaanigau
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads