Warshada Sonkorta ee Jowhar
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Warshada Sonkorta ee Jowhar waa warshad oo soo saarto sonkor waxeena ku taalaa magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Warshadaan waxaa la sameeyay 1919kii. Waxa ay ahayd warshadda ugu wayn bariga afrika, awood waxay ulahayd inay sameeyso 3,000 Kiintaal oo qasabka sokorta laga sameeyo, waxa kaloo ay samayn jirtay sifaynta sokorta, waxay lahayd Rug shaybaar Kiimikada ah oo lagu baari jiray qasabka inta ay hawsha waddo, waxa ayna ku shaqayn jirtay Gaas-Dabiici oo laga soo saari jiray haraaga walxaha qasabka iyo miraha.

Beero 60-80 Hegtar ah ayaa qasabka lagu beeri jiray waxaana lagu soo rari jiray qasbka Tariin oo Talyaaniga lahaa oo Muqdisha ka soo bixi jiray jowharna alaab ka qaadi jiray waxaana maamuli jiray tariinka ninka lagu magacaabo Duca degli Abruzzi.
Remove ads
Tariinka iyo meelaha uu mari jiray
Tareenkii isku xiri jiray Muqdisho iyo Jowhar (Villaggio Duca Degli Abruzzi)
anigoo ah abdullaahi andrey
waxaan rabaa in aan wax ka bedelo markii la dhisay warshadda sonkorta ee jowhar oo aad wax badan u dhexeyso waqtiga hadda lagu qoray (hadaba waxaa la dhisay warshadda jowhar sanadkii (1919) iyadoo aay si rasmi ah ugu qornaan jirtay marka aad galeyso dhismihii maamulka warshadda albaabkeeda iyo dhulkaba igala soo xiriira At hamsoow1@hotmail.com
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads