Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya

From Wikipedia, the free encyclopedia

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliyamap
Remove ads

Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya (Af Soomaali : Ministry of Foreign Affairs of the Federal Republic of Somalia; Af Carabi : لاسعانود) waa wasaarad ka tirsan Dawlada Soomaaliya taasi oo maamusha arimaha xidhiidhka dibada ee Soomaaliya. Wasaaradani waxay hoostegtaa Wasiirka Arimaha Dibeda Soomaaliya, xilkaasi hada waxaa haya Cabdisalaam Cumar.

Quick facts Wasaarada Wasaarada, La-sameeyay ...

Sida caadiga ah, Wasaarada Arimaha Dibedu waxay u qaabilsan tahay xidhiidhka arimaha dibeda, siyaasada dibeda, go'aanada dowladaha kale iyo metelida dowlada Dowlada Federaalka Soomaaliya. Sidoo kale, wakaaladani waxay uga qeybgashaa dowlada wadanka dhamaan shirarka Qaramada Midoobay, Ururada Siyaasi, iyo dhamaan xidhiidhka caalami.

Remove ads

Habka iyo Nidaamka Wasaarada

  • Wasiirka
  • Wasiir ku xigeen
  • Xoghayaha Guud
  • Waaxda Siyaasada Dibeda
  • Waaxda Arimaha Xidhiidhka Afrika
  • Waaxda Arimaha Xidhiidhka Aasiya
  • Waaxda Arimaha Xidhiidhka Waqooyiga Afrika
  • Waaxda Arimaha Xidhiidhka Yurub
  • Waaxda Arimaha Xidhiidhka Ameerika
  • Waaxda Arimaha Xidhiidhka Ururada Caalami iyo Shirarka
  • Waaxda Arimaha Xidhiidhka Arimaha Xasaasiga
  • Qeybta Shirarka Caalami iyo Heshiisyada
  • Waaxda Hagaajinta
  • Waaxda Arimaha Kafaalaqaadka
  • Qeybta Xidhiidhka Diblomaasi
Remove ads

Liiska Wasiiradii Xilka Soo Qabtey

Hoos waxaa ku xusan wasiirada xilka ka soo qabtey Wasaarada Arimaha Dibeda Soomaaliya iyo wakhtiga:[1]

  • 1960–1964: Abdullahi Issa Mohamud
  • 1964–1967: Ahmed Yusuf Dualeh
  • 1967–1969: Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal
  • 1969: [[Haji Farah Ali Omar
  • 1969–1976: Umar Arteh Ghalib
  • 1976–1977: Maxamed Siyaad Barre
  • 1977–1987: Abdirahman Jama Barre
  • 1987–1988: Muhammad Ali Hamoud
  • 1988–1989: Siad Barre
  • 1989–1990: Abdirahman Jama Barre
  • 1990: Ali Ahmed Jama Jangali
  • 1990–1991: Ahmed Muhammad Aden
  • 1991–1992: Muhammad Ali Hamoud
  • 2000–2002: Ismail Mahmud Hurre
  • 2002–2004: Yusuf Hassan Ibrahim
  • 2004–2006: Abdullahi Sheikh Ismail
  • 2006–2007: Ismail Mahmud Hurre
  • 2007: Hussein Elabe Fahiye
  • 2007–2008: Muhammad Ali Hamoud
  • 2008–2009: Ali Ahmed Jama Jangali
  • 2009: Mohamed Abdullahi Omaar
  • 2009–2010: Ali Ahmed Jama Jangali
  • 2010: Yusuf Hassan Ibrahim
  • 2010–2011: Mohamed Abdullahi Omaar
  • 2011–2012: Mohamed Mohamud Ibrahim
  • 2012: Abdullahi Haji Hassan Mohamed Nuur
  • 2012–2014: Fowsiyo Yusuf Haji Adan
  • 2014–2015: Abdirahman Duale Beyle
  • 2015–present: Abdisalam Omer
Remove ads

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads