Bar-internet

From Wikipedia, the free encyclopedia

Bar-internet
Remove ads

Bar-internet (Af Ingiriis : website[1]; Af Carabi : ar) waa bar (meel) ka tirsan bogaga internetka taasi oo gaar u ah qof, meherad, koox, urur, dowlad iyo wixii la mid ah. Barta internetka waxaa ku jira macluumaadyo badan oo kala duwan kuwaasi oo iskugu jira qoraal, dhagaysi, maqal, maqal iyo muuqaal iyo noocyo kale.

Thumb
Bar-internetka dowlada Somaliland
Thumb
Whitehouse.gov horaantii 1995, wakhtigii uu madaxweynaha ahaa Bill Clinton

Bar kasta oo internetka ka mid ah waxay leedahay ciwaan, magac iyo IP u gaar ah kuwaasi oo laga soo iibsado ama kireysto shirkadaha waaweyn ee maamula internetka.

Remove ads

Hordhac

Sida caadiga ah bar-internet waa goob ka tirsan macluumaadka onlineka ah ee laga helo internetka. Goobtaasi waxaa si gaar ah u maamula ama iska leh qof, meherad, koox, urur iyo wixii la hal maala. Dunida maanta waxaa jira tiro aad u badan oo bar-internet ah kuwaasi oo u adeega bulshada caalamka isla markaana leh ujeedooyin iyo shaqo kala duwan.

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads