Xamarjajab

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Hamar Jajab (Soomaali: Xamar Jajab ) waa Degmo ku taal Koonfur Bari ee gobolka Banaadir Qayb ka mid ah caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho, waxa ay ka kooban tahay Dekedda Muqdisho .

Quick facts Xamar Jajab, Wadanka ...
Remove ads

Xaafadaha Xamar Jajab

  • Israaca
  • Ceelgaabta
  • Buulo Eelaay
  • Shaamow
  • Shiiq muxudiinka
  • Raage Ugaas
  • Sh.shaacir

Masaajidyada

  • Masaajidka Xaaji Rajab
  • Masaajidka Shaamow
  • Masaajidka Shiiqmuxudiin
  • Masaajidka Ramaax
  • masjidka Sh.Uweys
  • Masaajidka Afrika
  • Buulo Weekiya

Tixraac

Degmooyinka Soomaaliya

Khariidadda maamulka ee Degmada Xamar Jab-Jab

Quick facts
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads