Yaaqshiid
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Yaqshid District (Soomaali: Yaaqshiid ) waa Degmo ku taalla Koonfur-bari ee gobolka Banaadir.
Waa mid ka mid ah Degmooyinka ugu waaweyn gudaha magaalada Muqdisho , waxay ka kooban tahay Tuulooyinka Suuq Bacaad, Juungal, Carafaad, Tuulada Towfiiq, Siinaay, Fagax, Mahad Alla, Suuqa Xoolaha, Gubta, Tawakal iyo Jaamacadaha Muqdisho
Remove ads
Tixraac
Khariidadda Maamulka Degmada Yaaqshiid
![]() |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Yaqshid District. |
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads