Yufle

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Yufle waa Tuulo ku taala koonfurta ceerigaabo waxay u jirtaa ceerigaabo 30km. Waa magaalo qadiim ah waxana magaca magaaladu ka soo jeedaa taariikh facweyn sida magacu sheegayo yufle waa xabashi xili fog meesha ku dhintay. Yufle cida aas aaskeeda magaalo bilawday ma cada laakiin . Hadaba Yufle waa magaalo Nabada caan ku ah rag badan oo magac leh ayaa ka soo jeeda.

Deegaanka waxa iska leh beesha Muuse abokor ee habarjeclo Gaar ahaan biciide wadhowr biciide

Remove ads

Dadka caanka ah ee kaso jeeda

1- Cali yufle oo xildhipan golaha wakilada ah 2- barkhad oo ah mulkilaha shirkada asli maydi 3 Siyaasi Cabdulahi Carey

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads