Simbaabwi

From Wikipedia, the free encyclopedia

Simbaabwi
Remove ads

Simbaabwi, Zimbabwe ama Jamhuuriyadda Simbaabwi (wacitaanka aan rasmiga ahayn: Simbabwe, Simbabwi) waa wadan ku yaalo Koonfurta Afrika. wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada Musanbiig, Koonfur Afrika iyo Botswana. Wadankaan waxaa soo gumeestay gumeestihii Ingriiska, waxaana markiisa hore la dhihi jiray koonfurrodesiya, waxoona xornimada ka helay 1965ti, waqtigaas waxaa xukunka sii haayay nin cadaan oo beeroleey ah, waxaana ladhihi jiray Ian Smith, waxoona asal ahaan ka soo jeeday ingriiska. xukunkiisa waxoo dhamaaday taariikhda marka ee eheed 1980kii, waa markii wadanka lagu aqoonsaday magaca simbaabwi, waxaana isla markaas xukunka qaaday madaxweynaha hadda ka ah simbaabwe waa bannaan. Ninkaan cunsuri oo ku yahay cadaanka ku noolaa dalka simbaabwi, waqtiga oo madaxtinimada qaaday cadaanka woo ka yaraaday wadanka simbaabwi.

Quick Facts Republic of Zimbabwe, Luqadaha rasmiga ah ...
Remove ads


Thumb
Simbaabwe
Thumb
Qariirada Simbaabwe
Remove ads

Wax aan macquul ahayn

Sawir

Thumb
Vista de Harare.

Gobollada

More information Provinça, Capitau ...
Remove ads
Loading content...
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads