No coordinates found
Cayr (beel)
Juffo ka tirsan Beesha HabargidirCayr waa beel ka mid ah bahweynta Habargidir ee Hawiye. Cayr waa curadka Madarkicis Hiraab amaba Habargidir sida loo yaqaan. Odayga Cayr magacisi waa Maxamed madarkicis, waxaa dhashay hooyo Casho Gidir Karanle.
Read article