Dekada Saylac
Dekada Saylac waa dekada qadiimiga ah ee magaalada Saylac, Somaliland. Dekadani waxay ka mid tahay kuwa ugu da'da weyn Geeska Afrika. In kastoo dekadu si fiican u dhisnayn, hadana waxaa laga soo dejiyaa alaabo, shidaal iyo badeecado kale oo laga keeno Jabuuti iyo Yemen.
Read article