Oodweyne
Oodweyne(af Ingriisi: Odweine, af Carabi: أودواين)waa magaalo ku taalo dalka Somaliland, waxayna ku taala badhtamaha wadada Hargeysa iyo Burco. Magaalada waxaa dagan, dad lagu qiyaaso 15,000 oo qof. magaalada waxaa ku wareega, buuro iyo dooxyo biyo mareen ah, sida oo kale waxa ay degmadani caan ku tahay, dhul daqsineedka iyo beero labadaba.
Read article