No coordinates found
Wardheer
Gobolka doollo ee caasimaduna waa Wardheer. Gobalka doollo waxaa xilligii hore loo aqoonjirey gobalka wardheer wuxuuna ka koobnaa 3 degaan oo kala ah doollo oo ah cabdi cawil ilaa dhamaadka galbeed ee gobalka waa dhul ciid cad ah oo ku caan ah hareeri iyo harayaal aan gurin. Ceelcad oo ah qaloocan ilaa tuurdibi waa dhul dooxooyinleh oo caan ku ah hawd iyo ceelal biyoodyo jiidaalka loo baxsado. Ciid waa qaybta bariga waqooyi oo u dhaxaysa sarhaye, buuhoodle ilaa daarusalaam waa dhul ciid guduud ah oo caan kuu ah qurac iyo camuud xilligii dowladii cabdi iley ayaa gobalka loo wada baxshay magacii qaybta galbeed ee dooollo waaana midka hada loo yaqaano.
Read article